Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ka qeybgalayaashii imtixanka kalkaaliye yaasha caafimaadka (Nurse).
Ku guulaystayaasha imtixaanka si toos ah ayaan ulasoo xariiridoonaa.
Lifaaqa hoose waxaad ka arki kartaa natiijada imtixaanka.
Welcome To Yardimeli Hospital
Opening Hours : Saturday to Friday- 7am to 5pm
Contact : +252-619484840
Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ka qeybgalayaashii imtixanka kalkaaliye yaasha caafimaadka (Nurse).
Ku guulaystayaasha imtixaanka si toos ah ayaan ulasoo xariiridoonaa.
Lifaaqa hoose waxaad ka arki kartaa natiijada imtixaanka.
Dr. Modar Ahmad is a pediatric specialist with extra training and knowledge about one particular area of kids’ health.
Waqtiga ugu dambeeya codsiga. June 23, 2019 Axad 4:00 PM (Galabnimo) ama 16:00
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan shaqadoonayaasha qeybta caafimaadka in isbitaalka Yardimeli Hospital ay ka banana tahey shaqo kalkaaliye caafimaad.
Arji qabashadu waxay bilaabaneysaa June 22 2019 kuna egtahay June 23, 2019 Axad.
Shuuradaha laga doonayo codsadaha.
Waqtiga oo yar dartiis ciddii liiska gaaban kusoo baxda uunbaan lasoo xariiri doonaa
Waxaad Codsigaaga iyo arjigaaga shaqo kusoo hagaajin kartaa Xafiiska shaqada iyo shaqaalaha ee Yardimeli Hospital
Mahadsanidiin
Ujeeddo: Jago bannan
Ciwaanka jagada: Dhakhtar
Waqtiga ugu dambeeya codsiga : 7.12.2018
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan shaqo doonayaasha bahda caafimaadka in Isbitaalka takhasusiga ah ee Yardimeli Specialist Hospital uu ka bannan yahay boos dhakhtar, arji qabashadu waxay bilaabanaysaa 1.12.18. kuna eg tahay 7.12.18.
Shuruudaha laga doonaya qofka buuxinaya booska/jagada bannaan waa sida hoos ku xusan:
Waxaa codsiga shaqo iyo taariikh nololeedka (CV) lagu soo hagaajinayaa xafiiska shaqada iyo shaqaalaha (HR-D) ama waxaa lagu soo diri karaa emailkan: hrm@yardimelihospital.so
Mahadsanidiin