Laboratory

Laboratory

Baaritaan sax ah oo aad hesho waa daawo sax ah oo aad heshay , sidaa darteed ugu imow isbitaalka Yardimeli Shaybaar casri ah oo nuuciisu aan magaalada oolin.
Aqoon kasta oo uu dhakhtarku leeyahay hadane waxaa lagama maarmaan ah inaad hesho baaritaan sax ah si loo ogaado dhibaatada ka jirta jirkaaga.
Waxii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir numberka gaaban ee 5444.