ICU
Qaybta ICU-DA waxaan heegan idinku nahay inaan idin adeegno 24/7 Waxii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir numberka gaaban ee 5444.
Qaybta ICU-DA waxaan heegan idinku nahay inaan idin adeegno 24/7 Waxii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir numberka gaaban ee 5444.
Ku xidhnow isbitaalka takhasusigaa ee "Yardimeli Hospital" Isbitaalka kala soo xiriir numberka gaaban ee 5444.
Hadii aad u baahan tahay baaritaan sax ah o lahubo nogu imow isbitaal Yardimali Yardimeli Hospital ayaa kuu diyaariyay shaybaar si wanaagsan loo qalabeeyay oo ay ku jiraan mashiino badan oo muhiim u ah baarista cudurada kala duwan!!
Isbitaalka takhasusiga ah ee Yardimeli waxaa kuugu diyaar ah dhakhaatiir iyo kalkaaliyayaal 24/7 saac heegan u ah daryeelka baxnaanada xaaladaha adag ee Dhallaanka. Isbitaalka kala soo xiriir numberka gaaban ee 5444.