Nurse Specialist (5 Vacancies)

Job

Waqtiga ugu dambeeya codsiga. June 23, 2019 Axad 4:00 PM (Galabnimo) ama 16:00

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan shaqadoonayaasha qeybta caafimaadka in isbitaalka Yardimeli Hospital ay ka banana tahey shaqo  kalkaaliye caafimaad.

Arji qabashadu waxay bilaabaneysaa June 22 2019 kuna egtahay June 23, 2019 Axad.

Shuuradaha laga doonayo codsadaha.

  1. Shahaado Jaamacadeed gaar ahaan Bachelor of Nurse
  2. In uu jamacada kasoo baxay 2016-2017 iyo wixii ka horeeyay
  3. Waa in uu leeyahay qibrad shaqo oo Nurse ah ugu yaraan Sanad
  4. Waa in uu wakhti walba shaqeyn karo gaar ahaan Habeenkii kana shaqeynkaro Qeyb-kasta
  5. Imtixanka qoraalka ah waxaa laqabandoonaa June 28,2019 Jimce, Hall-ka Imtixaanaadka ee Yardimeli Hospital 9:00 Am Subaxnimo
  6. Ciddii kusoo baxda imtaxaanka qoraalka ah waxay gali doonaan Qiimayn iyo shaqo ku kontaroolid shaqo muddo 7-bari kusiman, kana bilaabanaysa Jun 29, 2019 

Waqtiga oo yar dartiis ciddii liiska gaaban kusoo baxda uunbaan lasoo xariiri doonaa

Waxaad Codsigaaga iyo arjigaaga shaqo kusoo hagaajin kartaa Xafiiska shaqada iyo shaqaalaha ee Yardimeli Hospital

Mahadsanidiin

8 Comments

  • Michelle, June 20, 2019 @ 09:22 Reply

  • Shukri mahamoud mahdi, June 20, 2019 @ 09:43 Reply

    Masha Allah WA fursad aad muhiim u ah wxn rajenaa inaa ka faaidesan doono i.a

    • yardi, June 20, 2019 @ 10:39 Reply

      Sidaasa rajeyneynaa Inshaa Allah.

  • Ismail, June 20, 2019 @ 14:32 Reply

    Aad aya u so dhaweyneyna

  • Amina, June 20, 2019 @ 17:49 Reply

    Insha Allah in aa ka mid noqdo kuwa guuleesta rajeynaa

  • Abdikadir Mohamed Ahmed, June 20, 2019 @ 17:50 Reply

    Asc dhamaan madaxda iyo maamulka hosptaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Yerdimeli salaan ka bacdi waxaan rajaynayaa inaa ka faidaysan doono hadii alle idmo shaqooyinkaas ka banaan hosptaalka waad mahadsantihiin

    wabilaahi tawfiiq

  • Abdikadir, June 21, 2019 @ 20:37 Reply

    I have a high diploma of medical assistant Does this work?

  • Shukri, June 30, 2019 @ 12:19 Reply

    Asc miyaa u yer teen shaqalahii nurses ka ahaa exam galay mase wa Wali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.