Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiinku bushaaraynaynaa, inuu isbitaalka Yardimeli Specialist Hospital kusoo biiray, Dr Ishak Abdulkadir Mohamed oo ku takhasuusay Qaliinka iyo Daawaynta Lafaha (Orthopedic)
Isbitaalka kala soo xiriir numberka gaaban ee 5444.