Waqtiga ugu dambeeya codsiga. June 23, 2019 Axad 4:00 PM (Galabnimo) ama 16:00
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan shaqadoonayaasha qeybta caafimaadka in isbitaalka Yardimeli Hospital ay ka banana tahey shaqo kalkaaliye caafimaad.
Arji qabashadu waxay bilaabaneysaa June 22 2019 kuna egtahay June 23, 2019 Axad.
Shuuradaha laga doonayo codsadaha.
- Shahaado Jaamacadeed gaar ahaan Bachelor of Nurse
- In uu jamacada kasoo baxay 2016-2017 iyo wixii ka horeeyay
- Waa in uu leeyahay qibrad shaqo oo Nurse ah ugu yaraan Sanad
- Waa in uu wakhti walba shaqeyn karo gaar ahaan Habeenkii kana shaqeynkaro Qeyb-kasta
- Imtixanka qoraalka ah waxaa laqabandoonaa June 28,2019 Jimce, Hall-ka Imtixaanaadka ee Yardimeli Hospital 9:00 Am Subaxnimo
- Ciddii kusoo baxda imtaxaanka qoraalka ah waxay gali doonaan Qiimayn iyo shaqo ku kontaroolid shaqo muddo 7-bari kusiman, kana bilaabanaysa Jun 29, 2019
Waqtiga oo yar dartiis ciddii liiska gaaban kusoo baxda uunbaan lasoo xariiri doonaa
Waxaad Codsigaaga iyo arjigaaga shaqo kusoo hagaajin kartaa Xafiiska shaqada iyo shaqaalaha ee Yardimeli Hospital
Mahadsanidiin