ICU

ICU

Qeybta Baxnaanada Xaaladaha Adag (Intensive Care Unit) ee Isbitaalka takhasusiga ah ee Yardimeli, waxaa heegan ku ah dhakhaatiir iyo kalkaaliyayaal 24/7 saac diyaar u ah baxnaanada bukaanada xaaladaha adag.