March 10, 2022 Careers Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ka qeybgalayaashii imtixanka kalkaaliye yaasha caafimaadka (Nurse). Ku guulaystayaasha imtixaanka si toos ah ayaan ulasoo xariiridoonaa. Lifaaqa hoose waxaad ka arki kartaa natiijada imtixaanka. nursing-exam-results.pdf Tags:Careers